Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Dowladda France ayaa 1,400 oo Rasaas ah, Qoryo iyo Gaadiid ku wareejisay Dowladda Jamhuuriyadda Afrikada dhexe Hubka ay dowladda Faransiiska ku wareejisay Afrikada dhexe  ayaa waxaa ay sanadkii 2016kii ku qabatay xeebaha Soomaaliya. Saraakiil u hadlay dowladda Faransiiska ayaa sheegay in Hubkaani loo waday Yemen ama Soomaaliya islamarkaana uu xadgudub ku ahaa cunaqabeynta...

Ciidanka Booliska maamulka Koonfur Galbeed ayaa Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed ku qabtay gaari siday Bambooyin ,kaasoo la doonaayay in lagu dhibaato Shacabka kunool Magaalada Baydhabo sidda ay sheegeen Mas’uuliyiinta Koonfur Galbeed. Gaarigaan oo ka yimid deegaano dhaca duleedka Magaalada Baydhabo, ayaa markii uu soo gaaray Koontaroolka...

Ciidamada  ammaanka ayaa xiray mid ka mid ah saddex tuhmane  oo lala xiriirinayo afduubka haweenay u dhalatay dalka Talyaaniga oo aheyd  shaqaale gargaar  laguna Magacaabi jiray Silvia Romano. Ibrahim Adan Omar, oo madaxiisa horay loo dul dhigay  Sh1 million oo  lacagta Kenya ah ayay ciidamada Ammaanka qabteen ka dib howlgal gaar ah oo ay fuliyeen, waxaana sidoo...

Ururka Al-Shabaab ayaa  fagaare ku yaala degaanka Mubaarak ee Gobolka Shabellaha Hoose ku toogtay saddex nin oo sheegeen in labo ay aheyd Askar ka tirsanaa Ciidanka dowladda , halka midka kalena u ka mid ahaa Ergadii soo dooratay Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya. Maxkamadda Al-Shabaab ayaa raggaan ku riday xukun dil ah, waxaana ugu dambeyntii lagu fuliyay Shalay...

Qoraal uu G/xigeenkii hore ee Barlamaanka Kenya, Faarax Macallim Maxamed Dagaare  soo dhigay Barta u uku leeyahay Twitterka waxa uu ugu horeyntii ku sheegay inuu soo dhaweynayo Go’aankii uu Sheekh Mukhtaar Roobow kaga soo goostay Alshabaab, kuna soo biiro Ciiddanka Isbedelka ee gudaha Somalia, waa sida uu hadalka u dhigay. Siyaasiga waxa Aragti ahaan sheegay inuusan...

Emmanuel Macron Madaxweynaha faransiiska ayaa ballan qaaday in uu mushaarka kordhin doono sidoo kalana canshuurta la dhimmi doono, taasi oo jawaab u ah khalalaasihii toddobaadyadii la soo dhaafay ka socday dalka faransiiska. Emmanuel Macron  oo ka hadlayay telefishinka ayaa cambaareeyay khalalaasihii ka dhacay dalka, balse waxa uu sheegay in marka si loo eego ay ahaayeen...

Dowladda Kenya aaya digniin iyo hanjabaad u dirtay saraakiisha Gobolka Soomaalida ee dadka ka caawiya in ay gudaha Kenya galaan ama ku ganacsadaan. Maxamed Biriq oo ah isu duwaha amaanka ee Gobolka Soomaalida ayaa sheegay in dowladda dhexe ay shaqada ka eryi doonto qofkii lagu helo in uu dadka dhinaca Soomaaliya ka gelaya Kenya u fududeeyay safarkooda. Biriq ayaa sheegay...

Guddoomiyaha Golaha shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/Raxmaan ayaa maanta isugu yeeray Warbaahinta ka howlgasha Muqdisho. Shirka jaraa’id ee uu Mursal ku dhawaaqay in uu qabanayo ayaa lagu wadaa in uu uga hadlo halka uu marayo mooshinka ka dhanka ah Madaxweynaha,Wararka sheegaya in isaga xabsi Guri la geliyay iyo qodobo kale. Xildhibaano ka mid ah Golaha shacabka...

Hadii aan iska damino Iftiinka inoo soo ifey ma cada qate iyo Dowladdaha danaha Gaar ka ah wato ayaan u daneynaa? Waxaanu ognahay in wadankeena isbedel oo aanu dareeney Dareenka Wadananimo iyo Tubta Qaran nimo oo Waxaanu ogaaney Cadowgii Diinta iyo Derisnimada noogu soo gabanjirey, waxaan moodayey inan ka ilbaxney Qabyaladii iyo Nin jecleysigii oo waxaan moodayey inan...

Ururka AL-shabab ayaa baahiyay magacyada labo ka mid ah Raggii weerarka ku qaaday Guri uu Magaalada Gaalkacyo ka degganaa Wadaad lagu magacaabi jiray C/Wali Cali Cilmi,kaas oo weerarkaas ku dhintay. Al-shabaab ayaa sheegay in Ragga weerarka fuliyay uu ka mid ahaa Cumar Cabdullahi Ciise oo 40 jir ahaa,kana soo jeeday Beesha Daarood. Sidoo kale Ninka labaad ayey Al-shabaab...