Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

nta badan shaqaalaha Dawlad Deegaanka Soomaalida ayaan wax mushahaar ah qaadanin labadii bilood ee la soo dhaafay, sida ay BBC-da u xaqjiyeen mas’uul sare oo ka tirsan wasaaradda maaliyadda iyo shaqaale aan mushaar qaadaninba. Shaqaalaha magaalada Jigjiga ayaa iyagu qaatay mushaar hal bil ah, wararkuna waxay sheegayaan in bil kale ay wali ka maqan tahay. Daganaansho...

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal Ciidamo ka tirsan Maamulka Soomaaliland iyo ciidamo kale oo dhawaan ka goostay ku dhex maray deegaan ka tirsan Gobolka Sanaag. Dagaalka ayaa yimid kadib markii Ciidamada Soomaaliland ay weerar ku qaadeen ciidamo uu wato Sarkaal ka goostay ciidamadooda oo ku sugan deegaan lagu Magacaabo Buuraleyd. Sarkaalka Ciidamada la weeraray ...

idda ay xaqiijiyeen Saraakiisha Ciidanka Badda dalka Nigeria koox burcad badeed ah ayaa afduubtay shaqaalle saarnaa markab,kaasoo maraayay xeebta Bonny,oo u dhaw Port Harcourt. Shaqaalaha markabkaan oo lagu magacaabo Massoel ayaa waxay sheegeen in bucad badeedaani ay markabkaani oo siday Qamadi ay xoog ku soo koreen. Burcadda ayaa la tagay 12 ka mid ah 19 shaqaalihii...

Ciidamada Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Magaalada Muqdisho ku xiray Madaxa Caafimaadka Ciidanka Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya. Dr Xasan Axmed Maxamed Gacal , ayaa la xiray kaddib markii shalay gelinkii dambe uu ka badbaaday qarax Gaarigiisa ku xirnaa oo ka dhacay Muqdisho. Gaariga ayaa ku qarxay baanka Guriga Dr Gacal ee Muqdisho,waxaana kaddib...

Wasiirka wasaaradda deegaanka iyo isbedelka cimilada Puntland, Cali Cabdullaahi Warsame  ayaa is-casilay ,  isagoo ku eedeeyay maamulka musuqmaasuq iyo inuu ku fashilmay himilooyinkii shacabka. Cali Cabdullaahi, waxaa kalo uu u sababeeyay is casilaadiisa in shaqada wasaaradda lugu wareejiyay hay’ad uu  sheegay “si gaar ah madaxtooyada Puntland inay u naas-nuujiso...

Madaxweynaha dowlad gobolleedka Hirshabeelle Maxmed Cabdi Waare ayaa xilka guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan u magacaabay Yuusuf Axmed Hagar [ Yuusuf Daba-geed] Wareegto uu ku saxiixan yahay madaxweyne Waare ayaa lagu sheegay in xilkii guddoomiyaha gobolka laga qaaday Cabdullaahi Axmed Maalin Sufuroow. Yuusuf Daba-geed ayaa noqonaya mas’uulkii ugu badnaa marar is...

Dawlad Gobolleedka HirShabelle ayaa waxa ay Lacag Labo Milyan Dollar Ah in lasiiyo ku heshiiyeen Dawlada Federaalka Soomaaliya. Kadib Heshiiskii uu ku dhawaaqay madaxweyne Waare ee aheyd inuu Dhamaaday Khilaafkii kala dhaxeeyey Dawlada Dhexe waxa durba soo baxaya Buuq hor leh. Xildhibaan Aadan Cabdi Kala Dire oo ka mid ah Baarlamaanka HirShabelle waxa uu ku Eedeeyey Madaxweyne...

Haweeney ayaa meydkeeda laga helay Kilimani Nairobi guri ay daganeyd ayadoo garba duub u xiran lana qalay. Waxaa laga dhex helay baafka qubeyska ama musqusha qubeyska. Kaligeed ayaa ku nooleyd halkaas. Haweeneydaasi oo jirtay 28 sano ayaa ahayd ganacsato waxaana ay ka timid South Sudan dhawaan. Walaasheed oo soo booqo islahayd ayaa qasab ay ku noqotay inay soo jebiso...

Labo gaari ayaa ku qarxay Isgoyska dabka ee Magaalada Muqdisho, waxaana la sheegay in labada gaari ay haayeen kuwo lagu xiray  waxyaabaha Qarxa. Gaariga Koowaad ayaa ku qarxay Bartamaha Isgoyska dabka ee Magaalada Muqdisho, waxaana ka dhashay Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Warar  ayaa waxa ay sheegayaan Gaariga lagu qarxiyay isgoyska Debka in uu lahaa...

Maxkamadda Ciidamada qalabka sidda ayaa xukun dil ah ku riday Askari ka tirsan Ciidanka dowladda kaasoo nin Mooto Bajaajle ah ku diley Magaalada Beledweyne ee Caasimadda gobolka Hiiraan 27-dii Bishii lasoo dhaafay. Askari xukunka dil ah lagu riday ayaa lagu Magacabaa Maxamed Xuseen Siidow waxaa uu ka mid ahaa Ciidamada Booliska ee Gobolka Hiiraan. Askariga xukunka...