Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxay Qarax siweyn looga wada maqlay barqanimadii maanta oo Isniin ah guud ahaanba magaalada Muqdisho, kaa oo lagu weeraray xarunta degmada Hodan ee gobolka Banaadir. Ilaa 7 ayaa la qaxiijinayaan in ay ku dhinteen qaraxan sidoo kalana waxaa jiray dad dhaawacyo kala duwan qaba oo laga qaaday goobta kuwaa oo lagu daweynayo xarumaha caafimaadka. Guddoomiyaha...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Hirshabelle ayaa xil ka qaadis ku sameysay duqii degmada Buulo-burde iyadoo xilkaasi loo magacaabay mas’uul cusub. Wareegto ka soo baxday Wasaaradda arrimaha gudaha Hirshabelle ayaa xilkii looga qaaday duqii degmada Buulo Burde Maxamed Axmed Rooble iyadoo xilkaas loo magacaabay Maxamed Fiidow Caale oo noqnaya duqa cusub ee Buulo-burde. Wasaaradda...

Ciidamada Booliska Kenya ee ku sugan Magalada Xeebeedka Mombasa ayaa howlgal ay ka sameeyeen deegaanka Bondeni waxa ay ku qabteen maandooriyaha loo yaqaano Xashiishka Saraakiisha booliska ayaa waxa ay sheegeen in maandooriyaha Xashiishka ay qabteen loo waday Magalada Gaarisa balse ay ka war heleen sidaasina ay ku qabteen. Taliyaha ciidanka booliiska Magalada Mombasa Johnstone...

Wafdi uu hoggaminayo Axmed Ducaalle Xaaf oo kaqeyb galay shirkii ku soo idlaaday magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbaland ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug. Madaxweyne Axmed Ducaalle Geelle(Xaaf) waxaa Dhuusamareen ku soo dhoweeyay Ra’iisul wasaaraha Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir, xubno ka tirsan baarlamaanka iyo masuuliyiin kale...

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Maamulka Somaliland ayaa magaalada Laasacaanood ee Xarunta Gobolka Sool u tagay xallin colaad Beeleed ka taagan Gobolka. Guddoomiye Baashe Maxamed Faarax oo ay la socdaan labo Wasiir iyo xubno ka mid ah Xukuumadda Somaliland kana soo jeeda Gobolka Sool,ayaa isku dayaya wax ka qabashada colaadda u dhaxeysa labada beelood. Baashe Safarkiisa...

Golaha shacabka iyo Aqalka sare ee Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulanka 1aad ee Kalfadhiga 4aad ee labada aqal. Labada Baarlamaan ayaa fasax ahaa dhowrkii bilood ee la soo dhaafay,waxaana lagu wadaa in maanta uu furo Madxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Kulanka maanta ayaa ah kaliya furitaan waxaana khudbad ka jeedin doona Madaxweyne...

Maamul goboleedka Jubbaland ayaa wuxuu sheegay inay hakiyeen xiriirkii wada shaqeyneyd ee ay la lahaayeen hay’adaha kala duwan ee dowladda federaalka Soomaaliya. Arrintan ayaa waxa ay timid kadib shirkii Sabtidii ina dhaaftay lagu soo gaba gabeeyay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbalada Hoose, kaasi oo ay yeesheen madaxda dowlad goboleedyada oo sheegay inay...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka dhigay dhammaan darajooyinkii ciidan, kana ruqseeyay hay’adda nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Sarreeye Guuto Cabdalla Cabdalla Maxamed keddib soojeedin ka timid Agaasimaha Guud ee Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka. Warqadda soojeedinta ah oo Madaxweynaha kasoo...

Taliska Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa ku dhawaaqay in Imtixaan laga qaadi doono Saraakiisha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed si loo tijaabiyo Aqoontooda. Taliyaha Ciidanka xoogga waxaa uu sheegay in Saraakiisha CXD laga qaadi doono Imtixaan guud. S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe ayaa sheegay in la qaban doono imtixaan guud oo laga qaadayo Saraakiisha...