Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Golaha Iskaashiga dowlad Goboleedyada ayaa lagu wadaa in todobaadkan uu shir uga furmo magaalada Garowe, kaasoo ahaa mid horay loo qorsheeyay. Shirka Garowe oo la filayay inuu dhaco 10-ka bishan ayaa arrimo farsamo dib ugu dhacay, waxaana shirkan la sheegay in looga tashanayo aayaha dalka iyo xaalada uu dalku marayo. Wararka ayaa sheegaya in Madaxda maamul goboleedyada...

Dowladda Sacuudiga ayaa markii u horeysay xaqiijisay geerida Wariyihii la la’aa Jamaal Kashoggi, kaasoo la baadigoobayay nolol iyo geeri tan iyo markii 2-dii bishan October uu galay dhismaha Qunsuliyadda Sacuudiga ee Istanbul. Wakaalada wararka ee Sacuudiga ayaa shaaca ka qaadya in Jamaal Kashoggi uu u geeriyooday dagaal ka dhacay gudaha Qunsuliyadda, waxaa la sheegay...

Wararka ka imaanaya magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland ayaa sheegaya inay gadood sameeyeen Ciidamada Madaxtooyada, kuwaasoo ka cabanaya mushaar la’aan heysata muddo bilo ah. Ciidamadan ayaa saaka isku dhiririyay wadada aada Madaxtooyada illaa Xarumaha Wasaaradaha, iyagoo diiday in la maro, waxaana dadka reer Garowe ku soo tooseen ciidamo waddooyinka goostay oo dadka...

Waraaqo u  digniin ah oo la aaminsan yahay in ay qoreen maleeshiyaadka ururka Daacish, ayaa lagu daadiyay ilinka Idaacadda Goobjoob ee magaalada Muqdisho, waxaana lagu amrayay in maamulka warbaahinta Goobjoog damiyaan Idaacadda. Ilaa iyo hadda ma jiro cid warbaahinta Goobjoog ka tirsan oo arrintan ka hadashay, hase yeeshee arrintan ayaa ah mid ugub ah isla markaana aan...

Ergayga cusub ee Qaramadda Midoobay uqaabilsan arrimaha Soomaaliya, Nicholas Haysom, kaasi oo 1­dii bishaan xilka la wareegay ayaa sheegay in ajandaha ugu wayn ee uu diiradda saari doono ay noqon dooneyso doorashooyinka dalka kusoo wajahan 2020­ka. Doorashooyinka dalka ka qabsoomaya sanadkaan ayaa la filayaa inay noqdaan hal qof iyo hal cod, taasi oo ay ku baratami doonan...

Diyaaradaha qumaatiga u kaca ee ay leedahay dowladda Kenya ayaa waxaa la sheegay in shalay gelinkii dambe ay duqeyn ka geysteen tuulo lagu magacaabo Girileey oo ka tirsan gobolka Gedo, sida ay sheegeen dadka degaanka. Duqeynatan ayaa waxa ay ka dambeysay kadib markii shalay ciidanka dowladda iyo xoogaga Ururka Al Shabaab uu dagaal ku dhexmaray tuulada Girileey oo ku dhaw...

Dowladda Uganda ayaa sheegtay in dagaal ka dhacay degmada Marka looga dilay labo askari oo ka tirsanaa ciidamadooda howlgalka midowga Africa AMISOM. Afhayeen u hadlay militariga Col. Deo Akiik ayaa sheegay in ugu yaraan Laba askari looga dilay dagaal Talaadadii ina dhaaftay ciidamada Uganda ay Ururka Al Shabaab kula galeen magaalada Marka. Dagaalka ayaa dhacay Talaaddadii...

Telefishinka Mareykanka Ee CNN ayaa baahiyey Wabrixin uu kaga hadlayey xiriirka ka dhaxeeya ee saaxiibtinimada iyo Mida Hantiyeed ah Jared Kushner iyo Wiilka uu dhalay Boqorka Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan. Warbixinta ayaa lagu muujiyey Fariimo iyo Qoraal Whatsapp-ka ay igu direen labada Nin oo hadda la ogaaday inay Hanti ka dhaxeyso. Majalada The HILL oo warbixintaan...

Ciidamada Amniga dowladda Federaalka ayaa saaka ku toogtay Xaafada Black Sea ee degmada Hodan nin ku hubeysnaa qoriga AK47, kaddib howlgal ay sameeyeen. Ninka hubeysan ayaa la sheegay inuu dhac u geysanayay dadka shacabka, waxaana xilliga la tooganayay uu soo dhacay Taleefano. Wararka ayaa sheegaya in ka hor inta aan la toogan ninkan hubeysan uu la dagaalamay Ciidamada...

Mareykanka ayaa ka dalbaday xukuumadda Turkiga in ay la wadaagto cod la sheegay in uu caddeyn u yahay in saxafiga Jamal Khashoggi lagu dilay gudaha qunsuliyada Sacuudiga. “Waan ka codsanay,haddii ay jirto,” waxaa sidaasi aqalka cad wariyayaasha ugu sheegay madaxwayne Donald Trump told reporters at the White House. Madaxwayne Donald Trump ayaa beeniyay in uu difaacayo...