helo
05 22 2013
Headline

RUNTU DAAH NAGAMA SAARNA EE U DAAYA DADKEEDA HAMAAMULAAN

Waxaa wax lala yaaba ah in umada Soomaaliyeed inta badan ay indhaha ka xirtaan Runta oo ay raali ka yihiin dulmi Qarnigan aan ku jirno oo weli loo tagan yahay in dad Soomaaliyeed la rabo in Dhulkooda iyo Xaquuq dooda la boobo, oo maalinkasta [...]

DADWEYNOW NALA DAAWADA MAXAA LOOGU DIIDEY IN SADASHA HAWADA LAGU SOO QAATO DEEGANADA DADKA MAYMAAY GA DEGAAN

Dadweynow nala daawada halkan Telefisionkii Qaranka Soomaaliyeed oo lag ilalinaayo inlagu soo qaadomagacyada ama Deeganada Ay degaan Dadka Afka maay maayga ku hadla arinkan ayaa u eg Quursi iyo xadgudub lagu wado dadka ku hadla Afka maay ga [...]

DHIBAATOOYIN LOO GEYSTA DADKA QAXOOTIGA AH OO AY KA DAMQADEEN ODEYAAL IYO SIYAASIIN DIGIL IYO MIRIFLE

Dad qaxoti ah dhibaatooyin ay ku hayeen NGO yo magalda Muqdosho iyo Odeyasha Digil iyo Mirifle oo u istaagey iney ka dhidhiyaan dhibaatooyinkalagu hayo

WAREYSIGII LALA YEESHEY XASAN DAHIR AWEYS OO KA HADLAAUO KHILAAF KA KA DHEX JIRA XARAKADA ALSHABAB HALKAN KA DAAWO

HALKAN KA DAAWO WAREYSIGA XASAN DAHIR IYO KHILAAFKA SOO KAL DHEX GALEY XARAKADA AL SHABAB

XILIBAAN KA TIRSANAA DOWLADII HORE EE SHIKH SHARIIF OO KU DHAWAAQEY IN UU YAHAY MADAXWEYNE

wararka naga soogaraya gobolada jubooyinka ayaa sheegaya in maanta lagu dhawaaqay maamul goboled lamagac baxay saakow state of somalia logu dhawaqay gudaha kismaayo, islamar kaana lodortay madaxweyne iyo dhamaan qeebihikle ee dolada saakow state [...]

HALKAN KA DAAWO WARKII UGU DANBEEYE EE WADANKA SOOMALIYA

HALKAAN KA DAAWO DOWLADA SOOMAALIYA OO AY SHEEGTEY IN AY LA WAREEGTEY SADASHA HAWADA IYO FEYSAL CALI WARAABE OO LAGU EEDEY IN UU U ADEGEYEY SOMALI WEYN

HALKAN KA DAWO WARARKI UGU DANBEYEY EE DALKA SOOMALAIAYA

Shirkii LONDON ee soomaaliya iyo waxyaabihii kasoo baxey ka akriso halkan

Shirka Soomaaliya wuxuu ka dhacay Lancaster House 7 Maajo 2013, waxaa si wada jir ah u martigeliyay Boqortooyada Ingiriiska iyo Soomaaliya, waxaana ka soo qayb-galay konton iyo afar Dowladaha saaxiibada iyo shariikyada Soomaaliya ah. Waxaan [...]

18 qof oo la sheegey iney hortaagan yihiin si socoshada dowlada Xasan sh. maxamud

Dowladda Madaxweyne Xassan Sheikh Maxamuud ayaa waxaa hortaagan Caqabado salka ku haaya Siyaasadda ay Dowladda ku talaabsaneyso, iyadoona Madaxweyne Xassan uu il-gaar ah ku hayo Caqabadahaasi. Haddaba Caqabadaha ayaa waxaa kamid ah sida:- 1- [...]

maalmihii ugu dambeeyey mogadisho iyo warbixin……….

Maalmahii ugadambeyey ee tagtay waxaa magaalada Mogadisho kulamo ay isugu imaanayeen xildhibaanno iyo Siyaasiyiin si aad ah ugu soo hortjeedo Xukluumada RA,isul saacid. Kulamada Mogadisho lagu yeelanayay waxaa Ajendahooda ahaa sidii xukuumada [...]