Ciidamada Kumandoska Faransiska oo Werar Dhicisobey ka Fuliyey Koonfurta Somalixa
Wasarada gashandhiga faransiska ayaa shegtay in ciidamadedu ay fuliyen howlgal fashilmey oo ay doonayen inay ku soo furtan la heyste faransis ah oo gacanta ugu jira xarakada al shabab.
War ka so baxay wasarada gashandhiga faransiska aya lagu [...]
WASIIRKA GAASHANIGA IYO WAFDI UU HUGAMINAYO OO MAANTA GAAREY GARBAHAAHEY DAGALNA KALA KULMEY HALKAS
C/xakiin Xaaji Maxamud Fiqqi wasiirka wasaarada gaashandhiga dowlada somaliya iyo wafdi uu hugaminayo ayaa manta gaarey magalada Garbaharey ee gobolka Geddo.
Wafdiga wasiirka ayaa waxaa qeyb ka ah saraakil ka tirsan ciidamada qalabka sida waxana [...]
QARAX GAARI LOO ADEEGSADAY OO KA DHACEY WADADA MAKA AL_MUKARAMA EE MAGALADA MUQDISHO
Inta la ogyahay 2 qof oo rayid ah ayaa ku dhintay 7 kalena waa ay ku dhaawacmeen qarax gaari loo adeegsaday oo ka dhacey wadada maka al mukarama ee magalada muqdisho.
Qaraxa ayaa waxa uu dhacey wax yar inta aan la galin salaadii jumcada waxana [...]
GUDOMIYAHA BARLAMANKA JABUUTI IYO WAFDI UU HUGAMINAYO OO MUQDISHO SOO GAAREY
Wafdi uu hugaaminayo gudomiyaha barlamanka dalka Jabuuti ayaa maanta soo gaarey magalada muqdisho.
Wafdiga ayaa garoonka Adan cadde waxaa ku soo dhoweyey gudomiyaha barlamanka somaliya Maxamed sheekh cisman Jawaari iyo ku xigeenadisa.
Shirjaa’id [...]
WAFDI UU HUGAMINAYO WASIIRKA GAASHANDHIGA DOWLADA SOMALIYA OO JOWHAR GAAREY
Wafdi uu hugaminayo wasiirka gaashandhiga xukuumada fedaralka somaliya Mudane C/xakiin Xaaji Maxamud Fiqqi ayaa galabta gaarey magalada Jowhar ee xarunta gobolka shabellaha dhexe halkaas oo maalintii shaley ciidamada dowlada iyo kuwa Amisom [...]
KULAN LOOGA HADLAYEY DHIBATOYINKA LOO GEYSTO SAXAFIYINTA OO MUQDISHO KA DHACEY
Kulan looga hadlayey dhibatoyinka loo geysto saxaafada somaliya ayaa manta ka dhacey magalada muqdisho.
Kulanka ayaa waxa so qabanqabiyey midowga Yurub waxana ka so qeyb galey safiirada midowga yurub u qaabilsan somaliya, mas’uliyin ka [...]
BAARLAMANKA SOMALIYA OO XUKUMADA KA CODSADAY INAY HOR KEENTO MIIZANIYADEED
Baarlamanka somaliya ayaa kulankiisii todobaadlaha maanta ku yeshay magalada muqdisho.
Kulanka oo ka dhacey xarunta baarlamanka ayaa waxa shir gudominayey afhayeenka barlamanka Maxamed Sheekh Cisman Jawari waxaana ka qeyb galey xubno ka tirsan [...]
BAARLAMANKA SOMALIYA OO XUKUMADA KA CODSADAY INAY HOR KEENTO MIIZANIYADEED
Baarlamanka somaliya ayaa kulankiisii todobaadlaha maanta ku yeshay magalada muqdisho.
Kulanka oo ka dhacey xarunta baarlamanka ayaa waxa shir gudominayey afhayeenka barlamanka Maxamed Sheekh Cisman Jawari waxaana ka qeyb galey xubno ka tirsan [...]
CIIDAMADA DOWLADA SOMALIYA IYO KUWA AMISOM OO GACANTA KU DHIGEY DEGMOYINKA JOWHAR IYO MAHADAY
Ciidamada dowlada somaliya oo garab milatari ka helaya kuwa midowga afrika ee Amisom ayaa mudo afar sano ah kadib la waregey degmoyinka Jowhar iyo Mahaday ee gobolka Shabellah dhexe halkas oo ay mudo dhowr sano ah ka talinayen ururka Al shabab.
Dadka [...]
SUNDAY DERBY MAN CITY VS MAN UNITED
Waxaa cawa ka dhici doona magalada Manchester ee dalka England kulan la magac bax Sunday derby kaas oo u dhexeya labada naadi ee isku magalada ah iskuna heysta huganka horyalka premier leaguega.
Kulanka ayaa ka dhici doona gegada Etihad stadium [...]
