Madaxweynaha Soomaaliya ooTanzania u tagay wadahadalo la xiriira arrimaha gobolka iyo isdhexgalka EAC.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho rasmi ah ku tagay magaalada Dar es Salaam, kaddib casuumaad uu ka helay madaxweynaha dalkaasi Marwo Samia Suluxu Xasan. Ajendaha Madaxweyne Maxamuud ee Tanzania waxaa ka mid ah in uu kala hadlo dhiggiisa Tansaaniya arrimaha khuseeya arrimaha gobolka iyo danaha wadaagga ah ee labada dal ee EAC. Wadahadallada ayaa sidoo kale la...